Ciidamada Puntland oo horumar kale ka sameeyay dagaalka argagixisada

Ciidamada Difaaca Puntland,waxay bilaabeen weerarkii soo afjarida argagixisada.

Waxay Cagta mariyeen Talal ilaa Dhasaq.

13-Miino ayay qarxiyeen Ciidanku inta ay ku jireen hawlgalka Saakay ay ku dhaqaaqeen.

Majirin Ciidan wax ku noqday Miinooyinkaas la qarxiyay.

Argagixisada xogaha laga helayo,waxay sheegayaan in ay diyaariyeen…

1.Laba Gaari oo Qarax ka buuxo.
2.Mootooyin Qaraxyo ka buuxaan.
3.Rag isqarxinaya oo ay uyaqaanaan (Inqimaasi).

Dhanka Toga Ina Cidoole firxad iyaga ah,ayaa lagu sheegay,waxaase dhici karta in ay yihiin kuwo mashquulin Ciidanka ah.

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading