Ciidamada Tigreega oo gudaha ugalay Dhulka Amxaarada

Waqooyiga Gonder ayay Ciidamada TPLF gudaha ugaleen Magaalada Adi-arki ee Deegaanka axmaarada

Dagaal xoogan,ayaa hada ka socda nawaaxiga Magaalada Adi-arki sida sheegayaan Dadka Deegaanka.

Ciidamada TPLF,ayaa ku sugan qayba ka mid ah Deegaanka Amxaarada.

Waxaa muuqata in Tplf la dhaqaajin waayay,iyadoo lagu weeraray Ciidamo gaaraya Hal Milyan oo iskugu jira Mileteriga Itoobiya,Eretereya iyo Maleeshiyaadka Faano.

Dagaalka oo socda ku dhawaad 10-cisho oo xiriir ah majirto guul la taaban karo ay gaareen Ciidamada huwanta ah.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading