Ciidamada Tigree,ayaa laga saarayaa Dhulka Amxaarada iyo Canfarta,sida lagu sheegay War kasoo baxay Maamulka Tigreega,kaasoi loo diray UNSG.
Ujeedka Ciidamada Tigreega looga saarayo Dhulka Amxaarada iyo Canfarta,ayaa qayb ka ah wada xaajood soo socday.
Sida la filayo Dowlada Abiy iyo Maamulka Tigreega,ayaa isa soo hor fariisan doona dhawaan.
Geedi socod Nabadeed oo uu hormuud ka yahay RW Canada,ayaa socda.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.