Ciidamada Ukrain oo dib uqabsaday Caasimadii Labaad iyo Putin oo heegan geliyay Niyukleerkiisa

Ciidamada Ukraine,ayaa dib ula wareegay gacan ku haynta magaalada muhiimka ah ee Kharkiv, sida uu sheegay guddoomiyaha Gobolka.

Xoogaga Ruushka waxaa u suurtagashay in ay gudaha u galaan magaalada, oo ah magaalada labaad ee ugu weyn dalka Ukraine, hal habeen oo kali ah laakin dib ayaa loo celiyay.

Putin,ayaa markaas kadib si lama filaan ah ugu dhawaaqay in uu heegan geliyay awoodiisa Niyukleerka.

“Russia’s Putin puts nuclear forces on high Alert”


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading