Ciidamadii Gadooday , Taliye Indha Qarshe iyo RW kheyre keebaa run sheegaya.(Daawo)

Ciidamadan,ayaa ka cabanaya mushaar iyo cunadii xeryaha loogu geyn jirey oo ay waayeen bilooyinkii udanbeeyay.

Dhowr meelood oo ay ciidamadan ka soo bexeen waxaa la wareegey maleeshiyaadka Al-Shabaab,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading