Ciidammada cirka Masar iyo Sudan oo bilaabay dhoolatus wadajir ah

Ciidamada cirka ee Wadamada Sudan iyo Masar OO bilaabay dhoolatusyo Milatari oo wadajir ah, kaas oo loogu magac darey Nile Eagles 2.

Dhoolatusyada ayaa hada ka socda saldhiga hawada ee Merowe ee Sudan, waxaana ka qayb qaadanaya Ciidamada gaarka ah ee labada wadan


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading