Ciidamo Fiqi wato oo la wareegay Koonfurta Gaalkacyo

Wasiirka amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi oo ciidamo cusub wata,ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay amniga iyo dhamaan baraha Kontaroolada Koonfurta Gaalkacyo.

Isla jaanqaadida labada maamul waxay soo dadajinaysaa in laga adkaado argagixisada gacantana lagu dhigo amaanka guud ee Magaalada.

Horay waxaa uga socday Magaalada hawlgalo ay Wadajir usamaynayeen PSF,Danab iyo Booliska Puntland.Gaalkacyo horay bay usoconaysaa.

.Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading