Video:-Ciidamo gadoodsan oo qabsaday qaybo ka mid ah xaafadaha Magaalada Beledweyne

Wararka aynu ka heleyno Xaafada Xaawo-taako Ee Bariga Magaalada Baledweyne ayaa sheegaya in halkaasi ay Goor dhow la Wareegeen Ciidamo Gadoodsan oo Boolis ah.

Waxaana la sheegay in Ciidamadan  Qabdasaday Xaafada Xaawa-taako ay ka Cabanaayaan Mushaar la’aan Heysata,iyagoo sheegay in Mudooyinkii Dambe aysan Qaadan wax Mushaar ah,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/EeEip951byI

 

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Be the first to comment on "Video:-Ciidamo gadoodsan oo qabsaday qaybo ka mid ah xaafadaha Magaalada Beledweyne"

Leave a comment

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading