Ciidamo kale oo ku gadooday Xerada Xergoble

Ciidamo ku jiray Xerada Xargoble ee Qardho oo uu haystay Sarkaal lagu magacaabo Qoolaali,ayaa gadooday diidayna in ay amarka qaataan.

Kadib amardiidadaas Qoolaali,waxuu la hadlay Madaxtooyada,waxaana lasoo faray in uu Dirayska iyo Qoriga ka qaado Askarigii isa soo taaga,kana saaro Xerada.

Ilaa iyo hada Ciidan gaaraya 120-Askari,ayaa Tuutihii iyo Hubkii laga dhigay.

Ciidamadan waxay badankoodu kasoo jeedaan Gobolada Bari iyo Mudug.

Waa talaabo kale oo muujinaysa burburka ku socda Ciidanka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading