Ciidanka Abiy oo farxad ku galay Suudaan

Ciidamo Itoobiyaan ah,ayaa Ciidanka Sudan ka codsaday inay ka difaacaan CiidamadaTigreega.

Dagaalka Kharaar ee u dhexeeya Ciidamada Dowlada Fadaraalka Itooobiya iyo Kuwa Tigreega,ayaa sababay in ay Ciidamo kuwa Dowlada Dhexe ah iyo kuwa canshuuraha ay u cararaan dhinaca Suudaan.

Waa arrinta keentay in ay Ciidamo Dowlada Dhexe ee Itoobiyaan ahi waydiistaan Ciidanka Suudaan in ay gacan siiyaan oo ka difaacaan ciidamada Tigreega.

Waxaa xusid mudan in dhulka Tigreega ee Istaraatiijiga ah intiisa badan ay gacanta Tigreega ku jirto.

Xigasho:Rakuba News


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading