Ciidanka AMISOM oo Qarax lagula eegtay Muqdisho

Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax lagula eegtay Xaafadda Jamhuuriya ee Degmada Kaaraan Ciidammo katirsan AMISOM, iyadoona dhawaqa Qaraxan laga maqlay inta badan Degmooyinka Muqdisho.

Qaraxan oo ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaa lala eegtay Kolonyo kamid ah Gaadiidka Gaashaman ee Ciidanka AMISOM, waxaana jira khasaaro ka dhashay qaraxa.

Ciidanka AMISOM ayaa qaraxa kaddib furay Rasaas xooggan, waxaana jira khasaare ka dhashay oo soo gaaray dad Shacab ah.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading