Ciidanka Badda Puntland oo bogaadin kala kulmay shacabka Bosaso

Ciidanka Badda Puntland oo lagu amaanay shaqo ay gabtay Dowlada Hoose ee Bosaso oo ay fuliyeen.

Ciidanku waxay nadiifiyeen Xeebta Bosaso kadib cabasho uga timid Bulshada.

Xeebta waxaa buux dhaafiyay Qashin,kaasoo khatar galiyay Caafimaadka Magaalada.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading