Ciidanka Badda Puntland oo qayb ka qaadanaya sugida amniga Caasimada

Garoowe, 27 December 2020:
Ciidanka PMPF ayaa hawlgal Amiga lagu xaqiijinayo ka sameeyey caasimadda Puntland ee Garoowe.

Saraakiisha iyo ciidanka maanta ku jirey shaqada waxay bulshada caasimadda uga mahadcelinayaan washaqaynta, garawshiyaha iyo taageerada shaqo ee ay wadayeesheen.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading