Taliska Booliiska Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgalo aay sheegeen in ciidamada amaanka ka sameeyeen magaalada Muqdisho lagu soo qabqabtay dad kala duwan.
Afhayeenka Booliiska Soomaaliya Sadiiq Aadan Doodishe oo shir Jaraa’id u qabtay warbaahinta ayaa sheegay in ciidanka Ammaanka ay gacanta kusoo dhigeen rag iyo haween uu sheegay iney dhalinyaro badan aay ka tahriibin jireen magaalada Muqdisho.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.