Ciidanka Booliska Puntland oo Gaadiid cusub loo keenay (Sawirro)

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Dawladda Puntland. Maxamed Iimaan Cabdule Ayaa kala wareegay hay’adda UNOPS laba gaari oo xambaara/dalaca gaadiidka dhaca ama meelahan khaldan la dhigo (Towing/Recovery Vehicles)

Gaadiidkaan ayaa loogu talagay ciidamada Booliiska Puntland waxaana uu qayb ka yahay Gaadiidka Ladoonayo in Sare Loogu qaado Shaqada ciidanku shicibka u hayaan.

Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Dawladda Puntland waxay dadaal badan galisaa sidii loo dar dar galin lahaa shaqada laamaha amaanka ah shicibka uhayaan.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading