Ciidanka DANAB iyo maleeshiyaad beeleed ku dagaalamaya K/Gaalkacyo

Dagaal culus ayaa ka dhacey Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug, kaas oo u dhaxeeyaa Maleeshiyaad Hubaysan iyo Cutubyo ka tirsan Ciidamada DANAB ee ka hawlgala Gal-Mudug .

Dagaalka ayaa la sheegay inuu yimid ka dib markii Ciidamadda DANAB ee Gal-Mudug ka hawlgala xireen nin lagu tuhunsan yahay inuu xiriir la leeyahay Alshabaab, kadibna ay weerar ku qaadeen Ciidamadda malayshiyo beeleed ay isku hayb yihiin Ninka la xirey.

Hubka Culus ayaa la isku adeegsanayo ayaa laga maqlayaa xaafadaha magaalada Gaalkacyo.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading