Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo saakay arroortii galay xarunta Idaacadda Mustaqbal, ayaa qaatay dhamaan qalabkii idaacada iyo qalabkii qeybta muuqaalada.
Sidoo kale ciidankaan ayaa jirdil iyo handadaad u geestay xubno kamid ah shaqaalaha idaacadda, sida uu xaqiijiyay maamulka Idaacadda.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.