Ciidanka Jubbaland oo qabtay nin dhar dumar xiran (Sawirro)

Laamaha ammaanka Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa Magaalada kismaayo ku qabtay nin xiran dharka dumar lana baxay magaca farxiyo.

Ciidanka ayaa ninkan ku qabtay Magaalada Kismaayo, Saraakiisha ammaanka ayaana sheegay inay wadaan baaritaano lagu ogaanay qofkan rag ah ee dumarka iska dhigayay.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading