Ciidanka Mareykanka oo qabtay Doon hub u siday Soomaaliya (Sawirro)

Ciidanka Ilaalada xeebaha ee Dowladda Maraykanka ayaa gacanta ku dhigay Doon dhan oo siday Hub sharci daro ah oo ku soctay Soomaaliya.

Hubkaan waxaa ka mid ahaa RPG,BKM iyo AK- 47, waxaana Ciidanka Mareykanka ay sheegeen inay ku hayaan gacanta hubkan, doonta iyo Dadkii watay.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading