Gudaha garoonka Aadan Cadde ee magaaladda Muqdisho gaar ahan qaybta Internationalka, waxaa gacan ka hadal ku dhexmaray ciidamo ka tirsan NISA iyo Howlwadeenada hay’adda socdaalka Jinsiyada iyada oo taliyaha hay’ada socdaalka uu halkaasi u tagay xalinta khilaafka.
Sawirro laga soo qaaday guddaha Garoonka ayaa Muujiyay burbur ka dhashay gacan ka hadalka dhinacyada dhexmaray.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.