Ciidanka PMPF Puntland oo gacanta ku dhigay Kalluumeysato sharci-darro ah (Sawirro)

Ciidamada Badda Dowladda Puntland ee PMPF ayaa hawlgallo qorsheysan oo Badda ah ka fuliyey xeebaha Qaw, Ceelaayo, Durduri, Raasi Gacan iyo degmada Laasqoray.

Ciidammada ayaa hawlgalka inta uu socday kusoo qabtay 10 doonyood iyo shaqaalahoodii, kuwaas oo u dhashay dalka Yaman, ugana kalluumaysanaayey xeebaha Puntland si sharci daro ah.

Ciidanka PMPF ayaa ugu baaqay Shacabka deegaanada Puntland inay kala shaqeeyaan Ciidammada sugidda Amniga, xasiloonida Puntland iyo kalluumaysiga sharcidarada ah.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading