Ciidanka PMPF Puntland oo howlgallo ka fuliyay Gobalada Bari iyo Sanaag (Sawirro)

Ciidammada Badda Dowladda Puntland (PMPF), ayaa howlgallo ka dhan ah kooxaha Argagixisada ee Al-Shabaab iyo Daacish, ka fuliyay deegaano kamid ah xeebaha Gobalada Bari iyo Sanaag.

Deegaanada ay Ciidammadu ka fuliyeen howlgalada ayaa kala ah Togga Warbad, Sanqalooc, Beeraha hays, Jaanka Ceelaayo, Biyo cad, Wadada Habaarwaali iyo Dhagcaan oo dhammaan ka tirsan dhulka xeebta teedsan ee Gobolada Bari iyo Sanaag.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading