Ciidanka PMPF Puntland oo howlgallo ka wada Boosaaso (Sawirro)

Ciidamadda Badda Dowladda Puntland ee PMPF ayaa howgallo lagu xaqiijinayo Amniga ka wada magaaladda Boosaaso xarunta ganacsiga Dowladda Puntland, oo ka mid ah goobaha ay ka dhacayso doorashada Soomaaliya.

Ciidammada ayaa mid mid u baaraya Gaadiidka, iyagoona hubinaya Gaadiidka iyo Dadka watay, oo ay weydiinayaan Aqoonsigooda.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading