Ciidanka PSF Puntland oo dilay sarkaal Ajnabi ah oo kamid ahaa Daacish (VIDEO)

Ciidanka PSF Dowladda Puntland oo howlgallo ka fuliyay Buuraleyda Gobalka Bari ayaa ku dhawaaqay inay burburiyeen Saldhig weyn oo ay laheyd kooxda Argagixisada ah ee Daacish, sidoo kalena ay dileen xubno katirsan Kooxda oo uu kamid ahaa Sarkaal Ajnabi ah.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading