Ciidanka PSF Puntland oo qabtay Shabakadii Daacish ee qaabilsaneyd dilalka Boosaaso (VIDEO)

Ciidanka Amniga Dowladda Puntland ee PSF ayaa gacanta ku dhigay Shabakad kamid ah kooxda Argagixisada ah ee Daacish, taas oo dilalka ugu badan ka geystay magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland.

Shabakadda gacanta ay ku dhigeen Ciidanka PSF Puntland ayaa beegsatay Waxgaradka Bulshada iyo ciidamada amniga. Xubnaha la qabtay ee Shabakadan ayaa waxaa kamid ah Madixii Amniyaadka Daacish Ee Gobolka Bari Abshir Tooshle iyo Taxi Aadan Dheere oo ahaa Madaxa fuliyaha Qarxyada iwm.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading