Ciidanka PSF-ta Puntland oo dilay xubno kamid ah Daacish (VIDEO)

Ciidanka PSF-ta Dowladda Puntland ayaa soo bandhigay howlgal ay ku qaadeen xarun Daacish ay lahaayeen ee ku taalay gobolka Bari, halkaas oo ay ku laayeen ciidamadu xubno argagixisada ka tirsan, waxayna burburiyeen gaadiid iyo saldhigyo.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading