Ciidanka PSF-ta Dowladda Puntland ayaa howlgallo lagu xaqiijinayo Amniga ka sameeyay degmadda Bursaalax ee Gobalka Mudug.
Ciidanka ayaa baaris ku sameeyay Gaadiidka Dadweynaha iyo kuwa Magaalada soo galaya, Bulshada Bursaalax ayaana ku amaanay Ciidanka howlgalkooda iyo dhaqankooda wanaagsan.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.