Ciidanka PSF-ta Dowladda Puntland ayaa booqasho ku tagay Deegaanka Cowsane, iyagoona kormeeray xarunta Maamulka, Waaxda Caafimaadka iyo Dugsiga Waxbarashada ee Cawsane.

Sidoo kale, Ciidanka PSF-ta ayaa kulan Is-xogwareysi dhanka Amniga ah la yeeshay Bulshada deegaanka Cowsane, waxaana ay ku dhiiri-geliyeen adkeynta Amniga iyo inay laamaha Ammaanka gudbiyaan wixii khatar ku ah deegaanka.




Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.