Ciidammada PSF-ta Dowladda Puntland ayaa sheegay in Garoonka Kubadda cagta Cawaale ee Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ay kasoo saareen Miino horey loogu aasay oo aan Qarxin.
Warka Ciidammada PSF-ta oo ay ku baahiyeen bartooda Facebook, ayaa imaanaya xilli uu dhisma ku socday muddooyinkii u dambeeyay Garoonka Cawaale Stadium ee Gaalkacyo.






Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.