Ciidanka Puntland iyo Galmudug oo howlgallo ka fuliyay Gaalkacyo (VIDEO)

Ciidamada Booliiska Puntland iyo Galmudug Galmudug Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ka fuliyay Howlgalo Wadajir ah oo Amniga lagu xaqiijinayo.

Howlgalkaan ayaa ujeedkiisu ahaa Xaqiijinta Amniga waxaa ay ciidamadu ka sameeyeen waqooyiga iyo Koonfurta Magaalada Gaalkacyo.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading