Ciidanka Puntland oo howlgal ka fuliyay Goldogob

Hawgal ka dhacay Goldogob 2-Habeen ka hor oo ujeedadu ahayd in lagu soo qabto sarkaal sare oo ka tirsan Argagixisada Alshabaab,ayaan lagu guulaysan ka dib markii laga waayay Gurigii uu ku dhuumanayay.

Sarkaalkaas argagixisada ka tirsan,ayaa magaciisa la yiraahdaa Cabdihodan Ashkir Muuse (Xagar).

Booliska Mudug waxay wadaan dadaal ay kula dagaalamayaan Argagixisada.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading