Ciidanka Puntland oo howlgallo ka bilaabay Degaanka Garacad (Sawirro)

Ciidamada Puntland ayaa saaka howlgalo balaaran ka bilaabay deegaanka Garacad ee gobalka Mudug, iyaga oo bur buriyay dhismayaal, Baraago iyo dhulal kale oo si sharci dara ah loo dhsitay ama cabirtay.

Maamulka iyo dadka deegaanka ayaa dhawaan isku raacan in aan la dhisan karin dhul deegaanka ka baxsan 3 KM, iyaga oo soo saaray go’aano adag.

Degaanka Garacad ayaa waxaa ka socda dhismaha Deked casri ah oo si isku tashi ah ay u dhisanayaan Ganacsato Reer Puntland ah, waxaana hadda laga dareemayaa korniin balaaran, iyadoona sarakac ku yimid qiimaha la kala siisto dhulka Degaanka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading