Ciidanka Puntland oo Somaliland ka hor istaagey qorshe ay ka waday Taleex

Ciidanka Puntland ayaa maanta is hortaagay qorshe ay Somaliland ku geynaysay Sanaadiikhda cod-bixinta Degmada Taleex ee Gobalka Sool.

Wararka ayaa sheegaya in Ciidanka Puntland ay gacanta ku dhigeen mid kamid ah Sanaadikhda cod-bixinta ee Somaliland ugu talagashay Taleex.

Somaliland ayaa dhaqaale siisa maleeshiyo beeleed ka howlgasha Degmada Taariikhiga ah ee Taleex, kuwaas looga Awood roonaday maanta inay Degmada soo galiyaan Sanaadikhda codeynta Doorashooyinka Somaliland.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading