Dhegayso : Ciidmada Booliiska Muqdisho oo soo qabtay dad ka ganacsanayey Maandooriye.

Howlgal ay sameeyeen xalay  Ciidamada Booliiska  degmada Cabdul Casiis ee Gobolka Banaadir ayaa waxa ay u suurtagashay in ay ku soo qabtaan waxyaabaha maanka dooriya iyo dadkii ka Ganacsanayay.

Howlgalkaan ayaa la sameeyay xalay waxaana Ciidamada sidoo kale ay gacanta ku dhigeen Raggii watay iyo kuwo isticmaalayay Maan dooriyaha Intaba.

Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir Cabdi fitaax Cumar Xalane oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in howlgalkaas uu qeyb ka ahaa kan lagula dagaalamayo dadka Isticmaala iyo kuwa Iibiya waxyaabaha Maanka dooriya,hoos ak dhagayso codka.

 

 

 

HALAKAN HOOSE KA DHEGAYSO CODKA

 

 

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading