Ciiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiid wanaaagsan

Maalinka beri ah hadii eebe idmo waa maalin ciid,waxaa go’aankaas ku dhawaaqay culumada islaamka ah ee ee Copenhegen Danmark ,gaar ahaan masaajidka waaqifka.

 

Warbaahinta caalamiga ah ee idilnews waxay umada islaamka leedahay Ciid wanaagsan meel kasta oo ay joogaan.

 

Waxayna usoo xulaysaa heestan macaan,hoos ka daawo muuqaalka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading