Hadii warqadani run ay tahay waxaa ii muuqatay 3 arimood oo midba mida kale ka daran tahay;
1 Dagaalka iska cad ee Puntland lagu wado
2 Dawladda Puntland iyo sida ay uga dayacan tahay sida International Relations-ku u shaqeeyo, iyo
3 Dawladda Madaxweyne Deni oo aan weli si fiican u fahamsanayn hab dhaqan Dawladda Federalka ah ee Somaliya iyo maqaamka Dawladda Puntland iyo marxaladda Soomaaliya hadda ku sugan tahay.
Waxaan Madaxweynaha Puntland kula talinayaa in uu 3-daas qodob aad uga fekero, talaaboyinka ugu haboona ka qaado.


Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.