Cilmi baare u dhashay dalka Turkiga ayaa soo saaray Muraayad Furmaysa marka qofku dhoola cadeeyo keliya .

Cilmi-baare Turkiga u dhashay oo lagu magacaabo Birk Elhan ayaa sameeyey muraayad cajiib ah oo muujisa wejiga qofka isticmaalaya  keliya marka uu dhoola cadeeyo. Wareysi telefishanka CNN uu siiyay  Mr.Elhan ayaa sheegay in muraayadda loo sameeyay si gaar ah si loogu dhajiyo gidaarka ku beegan wajiyada bukaanka kansarka qaba oo inta badan murugo ku jira.

HALKAN HOOSE KA DAAWO

Waxaa diyaariyey cabdirisaaq jubba 

 

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading