Cabdiraxmaan Cirro oo ku hanjabay in ay sii wadayaan banaanbaxyada

Hogaamiyaha Xisbiga Wadani ee Somaliland Cabdiraxmaan Cirro,ayaa ku hanjabay in ay sii wadayaan Mudaaharaadyada ay ku dalbanayaan Doorashadu in ay ku qabsoonto xiligeedii.

Hadalka Cirro,waxuu jawaab uyahay hadsl kasoo yeeray Madaxweyne Muuse Biixi oo uu ku sheegay in Xisbiyada geli doona Doorashada Madaxweyne ay noqon doonaan kuwa kusoo baxa tartanka Ururada ee la furay.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading