Ciyaaraha Gobollada Puntland oo Gaalkacyo ka furmay

Waxaan galabta magaalada Gaalkacayo ka daah-furay tartanka 9-aad ee ciyaaraha gobolada Puntland, ciyaaruhu waxay xoojiyaan is dhexgalka bulshada, sidoo kale waxay door muhiim ah ka qaataan Nabadda, Midnimada iyo horumarka bulshada.

Waxaan bogaadinayaa Wasaarada Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, maamulka gobolka Mudug, kan degmada Gaalkacyo oo sanadka marti galiyay ciyaaraha gobolada, Ciidamada Amaanka ,dhammaan kooxaha waxaan u rajaynayaa guul iyo ciyaar wanaagii lagu yaqaanay gobolada Puntland.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading