SAWIRO :Ciyaartoy ka timid dalka Australia oo maanta boosaaaso lagu soo dhoweeyey .

Waxaa maanta soo gaaray magaalada Boosaaso Cayaartoy Soomaaliyeed oo ka yimid dalka Australia.

Cayaartoydan ayaa maanlinta berry ah la cayaari doonta Kooxda FC Bari oo dhawaan kusoo guuleysatay koobka Horyaalka Puntland.

Cayaartoydan Melbourne Somali Team ayaa lagu wadaa inay sidoo kale gaaraan magaalada Garoowe ee caasimada Puntland.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading