Codaynta Doorashada Golayaasha Deegaanka oo si rasmi ah ubilaabatay

Ilaahay mahadii si qurux badan ayay ubilaabatay una socotaa Cod bixinta guud ahaan Puntland.

Waxaan ka adkaanay Sadex Kooxood saakay.

1.Xasan Shiikh.
2.SNM.
3.Aaran-shaydaan.

Waxaan difaacanay doorkeena curadnimo ee Somaliya,waxaana ka guurnay Xeradii hore oo aan urarnay Somali Xero cusub.

Waxaan muujinay bisaylkeena iyo Ilbaxnimadeena.

Waxaan banaanka soo dhignay awoodeena Dadeed iyo Dhuleed.

 

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading