Ra’iisulwasaare hore Cumar Cabdirashiid;ayaa sheegay in ficilada Madaxda DFS ee ay ku doonayaan soo saarida Dastuur cusub oo aan heshiis lagu aheyn,ay Albaabada u furayaan faragalinta beesha Caalamka.
Cumar,ayaa sheegay in ay Madaxda DFS og yihiin in cod baarlamaan, uusan natiijada iyo xaaladda Soomaaliya waxba ka bedeleyn, xalna u keeneyn.
Cumar,ayaa sheegay in meelmarinta Mashruuca Dastuurka ay Soomaaliya u horseedayso qalalaase Siyaasadeed oo Albaabada u furi doona Shisheeyaha.
Halkan ka akhriso:-
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.