Dib,ayaa loo furay xarunta weyn ee shirkadda isgaarsiinta Hormuud ay ku leedahay Bakaaraha iyo sidoo kale xarunta weyn ee Salaam Bank oo ku yaala isla Bakaaraha.
Wararku waxay sheegayaan in Xassan Shiikh kulan la yeeshay taliyaha NISA, Mahad Salad, halka lagu wado inuu manta la kulmo mas’uuliyiinta Shirkadda Hormuud.
Cumar Cabdirashiid oo ka gadlay khilaafka Nisa iyo Hormuud,ayaa bartiisa Twitter-ka kusoo qoray…
Pushing wrong buttons when Somalia faces a naked aggression from its neighbor may polarize our prevailing political climate. Hormud is a reputable company that employs many & provides essential services. Thus, security must operate within their parameters without causing shutdown pic.twitter.com/d0FZFsbaqP
— Omar Sharmarke (@OmarSharmarke) January 16, 2024
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.