Cumar Cabdirashiid oo Dhiiqo Lugaha la galay

Waa ka xumahay in Cumar Cabdirashiid oo ka mid ah Siyaasiyiinta miisaanka leh ee kasoo jeeda Puntland uu sidaa wax udhigo.

Puntland khatar kuma ahan nidaamka Dowliga ah,taa badalkeeda,waxaa la oran karaa iyadaa ka abaabulan kana fahansan nidaamka Dadka haya maanta hay’adaha Fadaraaliga ah.

Deni wuu khaldami karaa,waana leeyahay hogaan xumo baahsan,balse taasi ma keeni karto in PL lagu dhibaateeyo.

Beri adaa Madaxweyne noqon kara oo ubaahanaya awooda Puntland ee saakay ha liicin.

Shalay Somaliya PL,ayaa badbaadisay oo Farmaajo kursiga kama dageen hadaysan jirin Maanta jiritaankeeda Xasan baa lagu toosinayaa laguna hakinayaa markuu taraaraxo.

Cumar aragti dhow oo cadowga PL ay isticmaalaan,ayuu ka duulay saakay.

Lagama filayn hab hadalkan.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading