Cumar Cabdirashiid oo is bar-bar dhigay Doorashadii 2004 iyo midan 2022

“Doorashada baarlamaanka 2022-ka waxa ay meelo badan uga egtahay doorashadii 2004-tii, xagga qaabka loo maray iyo xataa muddada. Haddii ka falcelinta ay noqotay soo bixitaankii maxaakiimta Islaamiga aheyd, maxay horseedi karaan tacadiyada sharaci darrada ah ee dhacay haddii aan wax laga qaban khadarteeda”.Ayuu yiri Cumar Cabdirashiid.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading