Cumar Cabdirashiid oo ka digay in lagu guuldareysto wada-xaajoodka Doorashada

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Senator Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo qoraal soo dhigay Bartiisa Twitterka waxa uu uga hadlay Xaaladda Siyaasadeed ee Dalka gaar ahaan caqabadaha hortaagan Doorashooyinka.

Cumar Cabdirashiid ayaa ka digay in lagu guuldareysto wadahadalka socda ama dhinac loo weeciyo dhabbaha wanaagsan ee lagu abuuri karo qorshe siyaasadeed cusub, oo lagu xoojinayo heshiiska Doorashada 17-kii September 2020.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading