Cumar Cabdirashiid oo ka digay qorshe uu wato Farmaajo

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dalka Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa si weyn uga digay mudo kororsi ay ku degdegayso kooxda hogaamiye kooxeedka soo daahay ee Farmaajo.

“Mudo kordhin aan wadan heshiis guud waxay keenaysaa kala qaybsanaan iyo qas,waana in hada laga hor tagaa”Ayuu yiri Cumar.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading