Cumar Cabdirashiid oo olale Siyaasadeed bilaabay

Isbahaysi xoog badan oo uu hogaaminayo Cumar Cabdirashiid,ayaa Muqdisho kusoo wajahan.

Isbahaysiga waxaa xubno ka ah madax hore oo miisaankooda leh.

Cumar Cabdirashiid.

Cabdikariin Guuleed.

Cabdiweli Gaas.

Xasan Khayre.

Isbagaysigan olalihiisa waxuu ka socdaa Nayrobi.

Durba Villa Somaliya waxay dareentay culays baqdin iyo welwel hor leh ugu daray kuwii horay uhaystay.

Cumar waa siyaasi miisaankiisa leh aadna ugu wanaagsan isku xirka.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading