Cumar Cabdirashiid”Hadii Xasan Shiikh laga yeelo Maanta in uu siduu doono ka yeelo Dastuurka Berrina kan ka danbeeya,ayaa siduu doono ka yeelaya”

“Hadii Xasan Shiikh laga yeeli Maanta in uu siduu doono ka yeelo Dastuurka Berrina kan ka danbeeya,ayaa siduu doono ka yeelaya”Ayuu yiri CC Sharmarke

 

“Dhibaatada Wadanka haysata,waa Baarlamaanada heer Fadaraal iyo heer Dowlad Goboleed”Ayuu yiri RW Cumar Cabdirashiid.

Waa hadal waaqiciya oo uu xaqa ku adimay Cumar.

Dastuurku,waa hantida kaliya ee Ummdan ay haysato oo laga midaysan yahay,haduu carqaladoobana,waa kala tagii ugu danbeeyay.

JQ.

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading