Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa wareegto uu soo saaray ugu magacaabay Guddoomiyaha degmadda Kismaayo ahna duqa caasimadda KMG ah ee Jubbaland Cumar Cabdullaahi Maxamed Faraweyne.
Cumar Faraweyne ayaa horey xilal uga soo qabtay Puntland, isagoo soo noqday Guddoomiyaha gobalka Nugaal iyo Taliyaha Ciidanka Madaxtooyadda Puntland ee Dowladdii Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.